Madaxweyne Xasan Sheekh oo Safarkiisii ugu horeeyay oo Dibadda goordhaw u baxaya

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi la socda ayaa lagu wadaa in goordhaw ka dhoofaan magaalada Muqdisho, iyaga oo kusii jeeda dalka Isutaga Imaaraadka Carabta. Xasan Sheekh ayaa casuumad rasmi ah la helay madaxweynaha cusub eeĀ  Imaaraadka Sheekh Maxamed bin Zayed Al Nahyan oo labo maalin kahor doorashadii Xasan Sheekh kusoo baxay la … Continue reading Madaxweyne Xasan Sheekh oo Safarkiisii ugu horeeyay oo Dibadda goordhaw u baxaya